HomeWararBooliska oo soo bandhigay Eedeysane la sheegay inuu dad shacab ah dhacayay

Booliska oo soo bandhigay Eedeysane la sheegay inuu dad shacab ah dhacayay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

 

Taliska Booliska Gobalka Banaadir ayaa sheegay in xalay ay gacanta kusoo dhigeen Eedaysane la sheegay inuu dadka shacabka ah dhac u gaysanayay.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in eedaysanaaha gacanta lagunsoo dhigay xili uu degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir fal dhac ah uu ku guda jiray.

Qoraalka Booliska Gobalka Banaadir ayaa lagu yiri “26/5/2023 abaaro 12: 19 Am Taliska qeybta guud ee boliiska gobolka banaadir gaar ahaa saldhiga boliiska yaaqshiid ayaa gacan kusoo dhigay eedeysane burcad ah kaasi oo fal dhac ah ugu geystay muwaadin soomaaliyeed waxa uuna ka dhacay gaari caasi ah Waxaana la hor geyn donaaa caddaalada”.

Booliska ayaa sidoo kale dadka degaanka ugu baaqay in ay si toos ah ula soo xiriiraan, xiliyada ay arkaan falal lid ku ah ammaanka guud ee degmada.

- Advertisement -

 

Latest stories