HomeWararSafiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Addis Ababa

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Addis Ababa

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Ethiopia Ambassador Darren Welch, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ingiriiska. Safiir Warfaa ayaa dowladda Ingiriiska ku bogaadiyey mashaariicda horumarineed ee ay ka waddo Soomaaliya iyo kaalinta firfircoon […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Ethiopia Ambassador Darren Welch, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ingiriiska.

Safiir Warfaa ayaa dowladda Ingiriiska ku bogaadiyey mashaariicda horumarineed ee ay ka waddo Soomaaliya iyo kaalinta firfircoon ee ay kaga jirto kaalmaynta Soomaaliya oo ku jirta waqti soo kabasho ah, isagoo ku adkeeyey inay sii dar-dar geliso garab istaagga iyo la shaqaynta ay dowladda Ingiriisku u muujiso Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts