HomeWararMagaalada Wabxo oo laga soo saaray Miinooyin lagu aasay

Magaalada Wabxo oo laga soo saaray Miinooyin lagu aasay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafayw axaa ay hawlgallo culus ka sameeyeen Qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud, halkaasi oo dhawaanahaan ay Ciidanku ka sameynayeen Howlgallo joogta ah. Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si gaar ah u fuliyay howgalkaas, oo ahaa mid qorsheysan, waxaana si gaar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafayw axaa ay hawlgallo culus ka sameeyeen Qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud, halkaasi oo dhawaanahaan ay Ciidanku ka sameynayeen Howlgallo joogta ah.

Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si gaar ah u fuliyay howgalkaas, oo ahaa mid qorsheysan, waxaana si gaar ah ay kaga sameeyeen magaalada Wabxo iyo degaanada u dhow.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka hor kacaya ayaa sheegay in ay bur-buriyeen  miinooyin dagaalamaayasha Al-Shabaab ku aastay Magaaladaasi.

Ciidanka Xds ayaa ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyinkaas islamarkaasna burburiyaan iyagoona xaqiijiyay amaanka magaalada Wabxo ee gobolka Gal-guduud sida uu warbaahinta Ciidamadda Qalabkan Sida u sheegay Taliye kuxigeenka Guutada 16-aad kumaandooska Xds Danab G/le Maxamed Sheekh.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts