HomeWararMW Xasan Sheekh oo tagay Xarunta laga hagayo Wajiga Labaad ee dagaalka...

MW Xasan Sheekh oo tagay Xarunta laga hagayo Wajiga Labaad ee dagaalka AL-Shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada xoogga dalka oo u jiheeyay shaqadoodii Qaran. Madaxweyanaha ayaa waxaa warbixin siiyey wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Cabdulqaadir Maxamed Jaamac iyo saraakiisha taliska xoogga dalka ee ku sugan Dhuusamareeb, waxaana madaxweynuhu ku bogaadiyey tallaabooyinka ay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada xoogga dalka oo u jiheeyay shaqadoodii Qaran.

Madaxweyanaha ayaa waxaa warbixin siiyey wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Cabdulqaadir Maxamed Jaamac iyo saraakiisha taliska xoogga dalka ee ku sugan Dhuusamareeb, waxaana madaxweynuhu ku bogaadiyey tallaabooyinka ay  qaadeen furimaha dagaalka.

- Advertisement -

Hawlgalkan oo si xawli ah uga soconaya deegaanada kooban ee AlShabaab kaga harsantahay Galmudug ayaa waxaa qayb ka ah bulshada deegaanka, iyadoo qorshahu yahay alshabaabka Galmudug ku harsan in lagu soo gabagabeeyo wajiga hore ee dagaalka.

Latest stories