HomeWararMalleyshiyaad loo diyaariyay dagaalka AL-Shabaab oo lagu soo bandhigay Caabudwaaq

Malleyshiyaad loo diyaariyay dagaalka AL-Shabaab oo lagu soo bandhigay Caabudwaaq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab ee deegaanada galmudug. Gaadiidka dagaal iyo Malleyshiyaadka lasoo bandhigay ayaa waxaa u dhammeystiran hubkooda iyo gadiidkooda, waxaana soo diyaariyay  beelaha dega waqooyiga gobolka gaduud. Waxaana horay Magaalooyinka Guriceel iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab ee deegaanada galmudug.

Gaadiidka dagaal iyo Malleyshiyaadka lasoo bandhigay ayaa waxaa u dhammeystiran hubkooda iyo gadiidkooda, waxaana soo diyaariyay  beelaha dega waqooyiga gobolka gaduud.

- Advertisement -

Waxaana horay Magaalooyinka Guriceel iyo Cadaado oo ka tirsan Gobalka Galgaduud loogu soo bandhigay Malleyshiyaad loo diyaariyay dagaalka AL-Shabaab, kaasi oow ajigiisa labaad si toos ah looga hagi doono Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Sidoo kale Magaalada Cabudwaaq waxaa wali ka socda Abaabul Ciidan oo loga qayb qadanayo dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts