HomeWararBuundo ku taalla Magaalada Muqdisho oo dab la qabadsiiyay

Buundo ku taalla Magaalada Muqdisho oo dab la qabadsiiyay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Waxaa Saaka dab la qabad siiyay Buuundo ku taalla magaalada Muqdisho, waxaana qaybo badan oo ka mid ah Caasimadda laga arkayay uuro iyo qiic is qabsaday oo ka dhashay dabkaasi la sheegay in la qabadsiiyay Buundada.

Buundada ayaa xigta Schoolkii hore farsamada gacanta ee buulo Tikniko, waxaana lasoo sheegayaa inay macquul tahay in dabku uu sii faafo maaddaama uu yahay mid aad u xooggan oo meelo badan gaari kara.

- Advertisement -

Gubashada Buundada ayaa timid kadib markii sida la sheegay Koox Cabtooy ay dab qabadsiiyeen, waxaana Buundadaasi ay hooy u ahayd dhalinyarada darbi jiifka ah.

Ilaa iyo hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee ka dambaysay in dhalinyaradaasi ay dab qabadsiiyaan Buundada, waxaana socda dadaallo lagu daminayo dabkaasi.

 

- Advertisement -

Latest stories