HomeWararQoorqoor oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug

Qoorqoor oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa Daa’uud Cali Caddow u magacaabay inuu noqdo  Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Galmudug , waxaana dhammaan la faray hay’addaha kala duwan ee Maamulka inay la shaqeeyaan. Sababta keentay magacaabista […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa Daa’uud Cali Caddow u magacaabay inuu noqdo  Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Galmudug , waxaana dhammaan la faray hay’addaha kala duwan ee Maamulka inay la shaqeeyaan.

- Advertisement -

Sababta keentay magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa waxaa wareegtada lagu caddeeyay in baahi Deg-deg ah loo qabo dhisida hay’addaha garsoorka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts