HomeWararMaxaa looga hadlay kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka ku wehliyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo xubnaha guddiga. Ajandaha kulanka oo ahaa Warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, warbixinnada guddoomiyeyaasha guddiyada gacanta ku haya hindise sharciyeedyada iyo heshiisyadda, kuwaas oo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka ku wehliyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo xubnaha guddiga.

Ajandaha kulanka oo ahaa Warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, warbixinnada guddoomiyeyaasha guddiyada gacanta ku haya hindise sharciyeedyada iyo heshiisyadda, kuwaas oo kala ah, Guddiga Maaliyadda iyo Misaaniyadda, Guddiga Garsoorka iyo Awqaafta, Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Guddiga Arrimaha Dibadda, Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo Haweenka, Guddiga Ganacsiga iyo Warshadaha.

- Advertisement -

Kulanka ayaa sidoo kale  looga dooday soo bandhigista inta ka harsan kalfadhiga seddaxaad ee Golaha Shacabka, ajandeynta Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed iyo qeybinta jadwalka tababarka guddiyadda Golaha Shacabka.

Latest stories