HomeCaalamkaRa'iisul Wasaaraha KMG ah ee dalka Pakistan oo la doortay

Ra’iisul Wasaaraha KMG ah ee dalka Pakistan oo la doortay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Senator Anwarul Xaq Kakar oo ka tirsan xisbiga Balochistan Party (BAP) ayaa waxaa loo doortay Ra’isul-wasaaraha KMG ee dalkaasi Pakistan Waxa xilka Sii-haye RW loogu doortay si uu dalka u sii hoggaamiyo inta laga soo dooranayo Xukuumad Cusub. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa lagu sheegay in Magacaabista Ra’isul Wasaaraha KMG lagu dhawaaqay, kadib,  […]

- Advertisement -

Senator Anwarul Xaq Kakar oo ka tirsan xisbiga Balochistan Party (BAP) ayaa waxaa loo doortay Ra’isul-wasaaraha KMG ee dalkaasi Pakistan

Waxa xilka Sii-haye RW loogu doortay si uu dalka u sii hoggaamiyo inta laga soo dooranayo Xukuumad Cusub.

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa lagu sheegay in Magacaabista Ra’isul Wasaaraha KMG lagu dhawaaqay, kadib,  Kulan ay RW xilka ka degayo, Shebhaz Shariif iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Barlamaanka dalkaasi, Raja Rais maanta ku yeesheen Caasimadda dalkaasi ee Islamabad.

Dhanka kale, Madaxweyne Arif Alvi waxa uu ansixiyey Magacaabista Ra’isul-wasaaraha KMG,  Anwarul Xaq Kakar, Kadib, markii lagula taliyey arrintaasi.

Ra’isul-wasaaraha KMG ee dalkaasi waxa uu Xilka si Rasmi ah ula wareegi doonaa bishan August 14-da.

- Advertisement -

 

Latest stories