HomeWararFaah faahin: Dagaal Askar lagu dilay oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Faah faahin: Dagaal Askar lagu dilay oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay ciidanka daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Baarsanguuni oo dhaca duleedka magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in dagaalkan uu bilowday, kadib markii Al-Shabaab ay weerareen fariisimo ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baarsanguuni, khasaaro dhimasho ayaa laga soo weriyay inuu dagaalkaasi ka dhashay.

- Advertisement -

Al-Shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxa ay ku sheegteen inay dagaalkii ka dhacay deegaanka Baarsanguuni ee Jubbada Hoose ku dileen 5 Askari oo ka tirsan ciidamada Maamulka, ayna ka furteen 5 qoray oo AK47 iyo hal qorey oo PKM ah.

Saraakiisha ciidamada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaan weli ka hadlin dagaalkii iyo weerarka dhacay, Si kastaba Al-Shabaab ayaa dhowr jeer waxa ay weeraro khasaaro dhaliyay ku qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada Daraawiishta Jubbaland.

Latest stories