HomeWararCiidanka Amniga oo gacanta ku dhigay Nin Maanta dil ka geystay Muqdisho

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay Nin Maanta dil ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Faah faahino ayaa kasoo baxaya Nin hubeysan oo watay Bastoolad oo maanta oo jimco ah Nin Ganacsade ahaa ku dilay waaxda October ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana uu Ninkaas u geeriyooday rasaas qeybaha sare ee jirka looga dhuftay. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Ganacsade Isaaq Aadan Cali, waxa uuna la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa kasoo baxaya Nin hubeysan oo watay Bastoolad oo maanta oo jimco ah Nin Ganacsade ahaa ku dilay waaxda October ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana uu Ninkaas u geeriyooday rasaas qeybaha sare ee jirka looga dhuftay.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Ganacsade Isaaq Aadan Cali, waxa uuna la dhashay Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose haatana ah Wasiirka Cadaalada maamulka Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Cali Najax .

- Advertisement -

Ninka dilka u geestay ganacsade Isaaq Aadan ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen askar katirsan ciidanka dowladda oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn goobta uu dilku ka dhacay.

Ciidamada booliiska gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay ninka dilka u gestay ganacsadaha, waxa ayna sheegeen Booliska in ninkan loo gudbinayo maxkamadda ciidamada qalabka sida.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts