HomeWararSheekh Shariif & Guudlaawe oo ku baxay xalinta Dagaal beeleed kale oo...

Sheekh Shariif & Guudlaawe oo ku baxay xalinta Dagaal beeleed kale oo dhacay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxweynihii ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeele Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ayaa maanta gaaray Magaalada Biya Cade ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Guudlaawe oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa burka diirimeed ayaa Biya Cade uga qeybgalay Shirweyne nabadeyn ah oo ka dhacay Magaaladaaas.

- Advertisement -

Shirkaan nabadeed oo ay kasoo qeybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan Maamulka Degmada Mahadaay iyo Biya cade iyo Masuuliyiin kale ayaa lagu soo gunaanaday madmadow ka dhex jiray beelo walaalo ah oo wada dega Deegaanka Biyaha cade.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Maamulka iyo Bulshada deegaanka sida ay u maareeyeen gacan ka hadalkii ka dhacay deegaanka, isagoo ugu baaqay bulshada Biya Cade inay xoojiyaan nabadda deegaanka iyo  wadajirka bulshada.

Latest stories