HomeWararDad ku dhintay goob laga soo saaro dhagaxaanta oo kusoo duntay

Dad ku dhintay goob laga soo saaro dhagaxaanta oo kusoo duntay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ugu yaraan saddex ruux oo kamid ahaa dadka muruq-maalka ayaa geeriyooday, kadib markii ay soo duntay goob laga soo saaro dhagxaanta oo ku taalla degmada Kimuri ee ismaamulka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka Kenya. Taliyaha Booliska ee deegaanka Mwea ,James Mutua ee Kenya oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in dadkaas ay ku dhinteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan saddex ruux oo kamid ahaa dadka muruq-maalka ayaa geeriyooday, kadib markii ay soo duntay goob laga soo saaro dhagxaanta oo ku taalla degmada Kimuri ee ismaamulka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka Kenya.

Taliyaha Booliska ee deegaanka Mwea ,James Mutua ee Kenya oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in dadkaas ay ku dhinteen goobta kusoo duntay, isla markaana uu qof afaraad si dirqi ah uga badbaaday inuu halkaasi ku geeriyoodo.

- Advertisement -

Waxaa uu taliyaha xusay in meydadka saddexda qof la geeyay goobta meydadka la dhigo ee isbitaalka magaalada Kerugoya.

Sidoo kale Taliyaha Booliska ee deegaanka Mwea ,James Mutua ee Kenya ayaa hadalkiisa intaas kusii daray inay wadaan baaritaano lagu xaqiijinaya sababta keentay in goobtaasi laga qodo dhagxaanta inay soo dunto.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts