HomeWararSoomaalida Sweden oo si kulul kaga hadlay falal lagu gubay Kitaabka Qur'aanka...

Soomaalida Sweden oo si kulul kaga hadlay falal lagu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Iyadoo laba nin oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Ciraaq ay shalay ku gubeen kitaabka Qur’aanka Kariimka ah bannaanka dhismaha baarlamaanka Sweden, ayaa xildhibaanad Leyla Cali Cilmi oo ka tirsan baarlamaanka dalkaasi waxay sheegtay in wax laga xumaado ay tahay beegsiga lagu hayo diinta Islaamka. Waxay sheegtay inay u muuqato in dowladda Sweden ay […]

- Advertisement -

Iyadoo laba nin oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Ciraaq ay shalay ku gubeen kitaabka Qur’aanka Kariimka ah bannaanka dhismaha baarlamaanka Sweden, ayaa xildhibaanad Leyla Cali Cilmi oo ka tirsan baarlamaanka dalkaasi waxay sheegtay in wax laga xumaado ay tahay beegsiga lagu hayo diinta Islaamka.

Waxay sheegtay inay u muuqato in dowladda Sweden ay raali ka tahay ficilladaan lagu gubayo Qur’aanka Kariimka ah, iyadoo intaa ku dartay in mar walba mas’uuliyiin sar sare oo Swedish ah ay af lagaaddo u gaystaan Muslimiinta.

- Advertisement -

Xildhibaanadda oo ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi ayaa sheegtay in tani ay tahay cunsuriyad ka dhan ah dadka Mauslimiinta, waxaana sidoo kale jira sida ay sheegtay arrimo siyaasadeed.

Latest stories