HomeWararMaxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal loo...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal loo haysto musuq

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dad weyne.

Xubnaha ay maanta maxkamaddu dacwaddooda dhagaysanayso ayaa waxaa ka mid ah, Abuukar Maxamed Cali  maamulahii xafiiska canshuuraha berrriga ee wasaaradda Maaliyadda ku leeedahay garoonka diyaaradaha Muqdisho, Maxamed Aadan Cabdullaahi maamulahii Bankiga dhaxe laanta garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Cabduqaadir Cabdi Socdaal, Qasnajigii Bankiga dhaxe qeybta dakhliga ajaanibta.

- Advertisement -

Xeer Ilaaliye ku xigeenka maxkamadda gobolka Banaadir, Faarax Cabdiraxmaan Jaamac oo si horudhac ah u sharaxay caddeymaha ay u haayaan eedeysanayaasha ayaa shegay in ay adeegsadeen waraaqo been abuur ah oo lagu lunsaday lacago aan ku dhicin qasnadda Bankiga dhexe.

Wuxuuna sheegay in caddeymaha loo kala saari doono sanadihii 2018 illaa  2013 iyo nin waliba doorka uu ka nin waliba ku lahaa fal dambiyeedka lagu soo eedeeyay.

Latest stories