HomeWararDhageysiga Dacwadda Eedaysanayaal ka tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo socota

Dhageysiga Dacwadda Eedaysanayaal ka tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo socota

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysanaysa dacwadda loo haysto eedeysanayaal ka tirsan hay’adaha dowladda oo horay loogu soo eedeeyay musuq-maasuq.

Dacwadda ay maanta Maxakamada Gobolka Banaadir dhageysanayso ayaa si gaar ah loogu haystaa saraakiil katirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Masuuliyiinta oo 4 ruux ah ayaa waxaa ay kala yihiin Cabdullaahi Maxamuud Cosoble, Cumar macxalin Nuur, Saabir Cabdi Xasan iyo Aadan maxamed cabdi.

Dhageysiga dacwadda shaqsiyaadkaan ayaa galaysa markii labaad ee Maxkamadda Gobolka Banaadir ay dhageysato, iyadoo Xafiiska Xeer ilaalinta uu soo bandhigay  caddeymo lagu sheegay inay yihiin kuwo caddeyn u ah dambiga loo haysto Xubnahaan lasoo eedeeyay.

 

- Advertisement -

 

Latest stories