HomeWararGuudlaawe oo gaaray deegaan ay ku dagaalameen laba maleeshiyo Beeleed

Guudlaawe oo gaaray deegaan ay ku dagaalameen laba maleeshiyo Beeleed

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa maanta gaaray deegaanka Burka Diirimeed.

Madaxweyne Guudlaawe iyo wafdi la socday ayaa waxaa deegaanka kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Imaam Daahir Imaam Maxamuud, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Deegaanka Diirimeed ayaa waxaa berri ka furmaya Shirka Dib u Heshiisiinta ee u dhaxeeya Beelihii Walaalaha ahaa ee dhowaan dagaalamay deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle.

Sheekh Shariif, Imaan Daahir iyo Ugaas Maxamuud Cali ayaa ku guuleystay inay xabad joojin kala dhex dhigaan balaaha Colaada dhexmartay, waxaana dagaaladii dhacay ku naf-waayay in ka badam 20 qof oo dhinacyada kala ahaa.

Latest stories