HomeWararMas'uuliyiin ku eedeysan Musuq oo Maxkamadda G/Banaadir la horgeeyay

Mas’uuliyiin ku eedeysan Musuq oo Maxkamadda G/Banaadir la horgeeyay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo haysto  afar sargaal  oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, kuwaasi xafiiska xeer ilaaliyada Qaranka kusoo eedeeyay arrimo Musuq-maasuq iyo Xatooyo.

Afartaan Eedaysane ee la horeyay Maxkamada gobolka ayaa lagu kala magacaaba, Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa marka hore eedeysanayaasha u akhriyay eeda loo heysto, isagoona afarta sarkaal weydiiyay su’aalo kadibna qareenada u doodayay eedeysanayaasha ay dhageysatay Maxkamadda.

Dacwaddan ayaa waxaa Maxkamadda Gobolka usoo gudbiyay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo ku sugan oo ku sugnaa hoolka Maxkamadda. Dowladad Soomaaliya ayaa isbuucyo xabsiga ku heysay mas’uuliyiintan maanta lasoo taagay Maxkamadda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay u  sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la musuq maasuqo hantida ummadda ee ay dowladda mas’uulka ka tahay.

Latest stories