HomeWararDuqa Muqdisho iyo Taliyaha Booliska oo Maanta daah-furay Shirweyne

Duqa Muqdisho iyo Taliyaha Booliska oo Maanta daah-furay Shirweyne

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye (Ex School Polizio) si wadajir ah ugu daah furay Shirweynaha Wadatashiga iyo Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada. Shirweynahaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye (Ex School Polizio) si wadajir ah ugu daah furay Shirweynaha Wadatashiga iyo Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada.

Shirweynahaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, Saraakiisha Saldhigyada & Hogaamada, Ururada Bulshada Degmooyinka, Odayaasha, Haweenka iyo Dhalinyarada oo dhamaantood laf-dhabar u ah Amniga Caasimadda.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Madasha ayaa waxa uu sheegay in muhiim ay tahay wada-shaqeynta Bulshada iyo Booliska, asigoona Bulshada ugu baaqay in gacmaha la is wada qabsado oo la is kaashado si loogu guuleysto cadowga.

Ugu danbeyntii Guddoomiye Madaale ayaa  sheegay in Shirweynahaan uusan noqon doonin mid la isugu yimid oo lagu kala tagay, balse uu noqon doonno mid ay iskula jaan qaadaan Bulshada iyo Booliska, maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada Caasimadda ay kaashan doonaan Booliska.

Latest stories