HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Mas'uul saaka lagu dilay Magaalada Muqdisho

Faah faahin kasoo baxeysa Mas’uul saaka lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kooxo hubeysan ayaa saaka xaafad ka tirsan degmada Xamarjajab ee Gobolkaan Banaadir ku dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha  Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Faqay Cabdulle Mayoow, isagoona u geeriyooday rasaas qeybaha sare ee jirkiisa looga dhuftay, isla markaana waxaa goobta uu falka dilka […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa saaka xaafad ka tirsan degmada Xamarjajab ee Gobolkaan Banaadir ku dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha  Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Faqay Cabdulle Mayoow, isagoona u geeriyooday rasaas qeybaha sare ee jirkiisa looga dhuftay, isla markaana waxaa goobta uu falka dilka ah ka dhacay ka baxsaday dableydii hubeysneyd.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo meel aan sidaas uga fogeyn ku sugnaa ayaa qaaday Meydka Faqay Cabdulle, waxaana la geeyay Xarunta hay’adda dembi baarista ee CID-da.

Dilka loo geystay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Awdheegle ayaa kamid noqonaya dilal horey uga dhacay magaalada Muqdisho oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Al-Shabaab.

Latest stories