HomeWararCabsi soo wajahday dadka kunool deegaan ka tirsan Gobolka Gedo

Cabsi soo wajahday dadka kunool deegaan ka tirsan Gobolka Gedo

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Dad rayid ah oo ku dhaawacmay duqeyn habeen hore ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta la keeno magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, si loogu dabiibo. Diyaaraddo ay leeyihiin ciidamada dowladda Kenya ayaa duqeymo ka geystay todobaadyadii la soo dhaafay deegaanka Ceelcadde, waxaa ku […]

- Advertisement -

Dad rayid ah oo ku dhaawacmay duqeyn habeen hore ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta la keeno magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, si loogu dabiibo.

Diyaaraddo ay leeyihiin ciidamada dowladda Kenya ayaa duqeymo ka geystay todobaadyadii la soo dhaafay deegaanka Ceelcadde, waxaa ku dhintay ugu yaraan laba qof oo rayid ah uuna kamid yahay wadaad si wanaagsan looga yaqaano deegaanka.

- Advertisement -

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda BBC-da ayaa u sheegay inay soo wajahday cabsi la xiriirta duqeymaha ay deegaano ka tirsan Gedo ka geysanayaan diyaaradaha Kenya, isla markaana Ceelcadde ay ka taagan tahay xaalad adag,

Sidoo kale dadka ayaa tilmaamay inay qaarkood u barakaceen deegaannada miyiga ah ee kaabiga ku haya Ceelcadde, si ay uga fogaadan duqeymaha dhacaya, iyagoona intaas kusii daray inay dalbanayaan in dowladda Kenya ka joojiso dhibaatada.

Si kastaba duqeymaha diyaaradaha dagaalka wadanka Kenya ay fuliyaan ayaa waxaa khasaaraha ugu badan uu ka soo gaaraa dadka rayidka ah ee ku nool deegaanadaas.

Latest stories