HomeWararWafdi ka socday Dowladda iyo Beesha Caalamka oo gaaray Dhuusamareeb + ujeedka

Wafdi ka socday Dowladda iyo Beesha Caalamka oo gaaray Dhuusamareeb + ujeedka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo gaaray caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, iyagoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Wasiir Fiqi oo wafdigiisa ay kamid yihiin xubno isugu jira heerarka dowladda iyo xubno Beesha caalamka ah ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo gaaray caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, iyagoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Wasiir Fiqi oo wafdigiisa ay kamid yihiin xubno isugu jira heerarka dowladda iyo xubno Beesha caalamka ah ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Safarka wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macallin Fiqi ayaa la xiriira daahfuridda shir maanta dhacaya oo ku saabsan arrimaha Xasillinta iyo Barnaamijka Deegaan Bile ee Galmudug, kaas oo waxtar u leh bulshada deegaanka.

Shirkan oo goordhow ka furmi donna magaalada Dhuusamareeb, isla markaana waxaa ka qeybgalayaan hey’ado kala duwan, waxaana sidoo kale shirka furmaya oo khudbad ka jeedin doona Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts