HomeWararRa'iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay khilaafyada siyaasadeed ee jira

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay khilaafyada siyaasadeed ee jira

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay khilaafyada siyaasadeed ee ka jira dalka oo qaarkood sababay in dagaalo ka hadal ah ay ka dhacaan magaalooyin ka tirsan dolwad Goboleedyada. Ra’iisl Wasaare Xamse oo ka hadlaayay Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay ka daaleen colaado iyo in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay khilaafyada siyaasadeed ee ka jira dalka oo qaarkood sababay in dagaalo ka hadal ah ay ka dhacaan magaalooyin ka tirsan dolwad Goboleedyada.

Ra’iisl Wasaare Xamse oo ka hadlaayay Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay ka daaleen colaado iyo in xalka siyaasadda lagu raadiyo qori iyo qabyaalad.

- Advertisement -

Waxa uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ku baaqay in la iska kaashado sidii loo dhammeyn lahaa khilaafaadka ka taagan Gedo, Puntland, Hiiraan, Laasacaanood iyo Koonfur-galbeed, iyadoo uu xusay in doorka ugu muhiimsan ee nabadda ay leeyihiin Odeyaasha dhaqanka oo soo samatabixiyey dalka, xilliyadii burburka.

Gaba-gabadii Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dalka muddo 63 sanno ah waxa halkaas dhigay ay yihiin eex, Musuq iyo Siyaasadda qaloocan, haddana ay dowladdu waddo dadaallo xooggan oo lagu ciribtirayo musuqmaasuqa iyo maamul xumida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts