HomeWararMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun ku riday Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun ku riday Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo sida la sheegay ka tirsanaa dagaalamaayasha AL-Shaabab.

Duqow ayaa Al-Shabaab uu kaga biiray Buur-Eylo oo Buur-Hakaba hoos tagta, waxaana uu u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Muqdisho iyo qoraxyada sida ay Maxkamaddu sheegtay.

- Advertisement -

14 May sanadkaan ayaa Yusuf la soo qabtay isaga oo Bom F1 ku tuuray Waaxda Labaad ee degmada Hodan, xiligaasi oo ay gacanta ku dhigeen hay’adaha amniga.

𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cabdi Muumin oo ka tirsan garsoorayaasha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqay xukunka 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cabdi Muumin oo 15 sano oo xabsi ciidan ah.

Latest stories