HomeWararMareykanka oo sheegay inuu dilay hogaamiye ka tirsan daacish

Mareykanka oo sheegay inuu dilay hogaamiye ka tirsan daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay inuu soo gabagabeeyay weerar xaga cirka ah, kaas oo uu ku dilay hogaamiyaha kooxda isugu yeerta dowladda islaamka ee ISIS, Usamah al-Muhajir, xili uu ku sugnaa Bariga waddanka Suuriya. Bayaan uu soo saaray ayuu ku sheegay, in dilka hogaamiyahaas ay u adeegsadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee nooca MQ-9. […]

- Advertisement -

Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay inuu soo gabagabeeyay weerar xaga cirka ah, kaas oo uu ku dilay hogaamiyaha kooxda isugu yeerta dowladda islaamka ee ISIS, Usamah al-Muhajir, xili uu ku sugnaa Bariga waddanka Suuriya.

Bayaan uu soo saaray ayuu ku sheegay, in dilka hogaamiyahaas ay u adeegsadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee nooca MQ-9.

- Advertisement -

Washington ayaa sanadkii tegay howgallo ka dhan ah ISIS ka bilowday Suuriya iyadoo dishay isla markaana xirxirtay qaar kamid ah hogaamiyeyaasha kooxdaasi

Mareykanka ayaa hogaaminayay howgal lagu dilay hogaamiyihii hore ee ISIS, Abu Bakr al Baghdadi.

Latest stories