HomeWararGolaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray mashariic gaarsiinta Gobolka Gedo

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray mashariic gaarsiinta Gobolka Gedo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha dowlad Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay howlgalada dalka lagu xoraynayo, dardar galinta mashaariicda socda iyo qodobo kale. Golaha ayaa bogaadiyay howlgalada ay wadaan Ciidamada kala duwan ee Jubaland iyo xooga dalka. Ciidamada Jubaland ayaa maanta la wareegay Degmada Xagar ee gobolka Jubada Hoose […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay howlgalada dalka lagu xoraynayo, dardar galinta mashaariicda socda iyo qodobo kale.

Golaha ayaa bogaadiyay howlgalada ay wadaan Ciidamada kala duwan ee Jubaland iyo xooga dalka. Ciidamada Jubaland ayaa maanta la wareegay Degmada Xagar ee gobolka Jubada Hoose iyadoo halkaas khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa kulanka lagaga hadlay dardar galinta mashariicda Maamulka ee hada socda sidii qiimayn buuxda loogu samayn lahaa, isla markana loo hubin lahaa gaba gabada inay u fuleen sidii loogu tala galay iyo bilowga mashariicda cusub sidii ay u noqon lahayeen kuwo taabo gala.

Golahu waxaa kale oo uu ka hadlay sidii mashariicda kala duwan ee Dowlada loo gaarsiin lahaa gobolka Gedo, isla markana bulshada deegaanka ay u heli lahayeen adeegyada kala duwan iyo shaqada laamaha kala duwan ee Dowladu ay bulshada u hayaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts