HomeWararBiden oo shaaciyay inay burburiyeen hubkoodii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay

Biden oo shaaciyay inay burburiyeen hubkoodii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyey in uu dalkiisu burburiyey hubkiisii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay. Tallaabadan ayaa daba socotay dedaal tobanaan sano socday oo lagu doonayey in dunida looga cirib tiro hubkan halista ah, kadib markii dagaalkii kowaad ee aduunka si xad dhaaf ah loo isticmaalay, markaas oo loo arkay mid dabar goyn kara […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyey in uu dalkiisu burburiyey hubkiisii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay.

Tallaabadan ayaa daba socotay dedaal tobanaan sano socday oo lagu doonayey in dunida looga cirib tiro hubkan halista ah, kadib markii dagaalkii kowaad ee aduunka si xad dhaaf ah loo isticmaalay, markaas oo loo arkay mid dabar goyn kara aadmiga.

- Advertisement -

Heshiis ay wada gaareen dalalka hubkan samaystay kaas oo dib u sixid lagu sameeyay sanadkii 1977 ayaa dalbanaya in hubkan caalamka laga cirib tiro halka lagu gaaro bisha sagaalaad ee sannadkan 2023.

“Maanta, waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo in Maraykanku uu si badbaado leh u burburiyay hubkii ugu dambeeyay ee kaydkaas ku jiray – taasoo noo soo dhawaynaysa hal tallaabo oo dunidu kaga xorowday argagaxa hubka kiimikada,” ayuu Biden ku yiri hadal qoraal ah oo uu sii daayay Aqalka Cad. . Maraykanku waxa uu burburiyay kaydkiisii hadhay ee Keydka Kiimikada ee Pueblo ee goblka Colorado, iyo Blue Grass Army Depot (BGAD) oo ku taal gobolka Kentucky.

Latest stories