HomeWararMaalinta 1aad ee Ciidul Adxada oo Maanta loo debbaald degayo

Maalinta 1aad ee Ciidul Adxada oo Maanta loo debbaald degayo

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Maalinta kowaad ee Ciidul Adxada ayaa maanta Caalamka si weyn looga debbaal degayaa, iyadoo Malaayiin Muslimiin ah ay maanta isla qaybsanayaan farxadda iyo reyn-reynta maaliontaan qiimaha badan.

Dalalka Muslimiinta ee sida wayn looga debabaal degayo waxaxaa ka mid ah  Soomaaliya, waxaana Magaalooyinka waa eyn ee dalka si weyn looga dareemayaamaalinta kowaad ee Ciidda.

- Advertisement -

Maalintaan Qiimaha badan waxaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Madaxda dalka, oo ugu horreeyo Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse cabdi Barre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh.

 

- Advertisement -

 

Latest stories