HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Dagaalo Culus oo dib uga qarxay Caasimadda Khartuum

Wararkii ugu danbeeyay Dagaalo Culus oo dib uga qarxay Caasimadda Khartuum

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dagaal culus ayaa ka socda koonfurta caasimadda Suudaan ee Khartoum kaas oo u dhexeeya ciidamada iyo xoogaga taageerada degdega ah. RSF ayaa waxa ay sheegtay in ay la wareegtay xaruntii ay ku shaqeynayeen cutubyo ka tirsan booliska oo loo yaqaano Central Reserve Force. Waxa ay baraha bulshada soo dhigtay muuqaal muujinaya ciidamadeeda oo dabaaldegaya. Kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal culus ayaa ka socda koonfurta caasimadda Suudaan ee Khartoum kaas oo u dhexeeya ciidamada iyo xoogaga taageerada degdega ah.

RSF ayaa waxa ay sheegtay in ay la wareegtay xaruntii ay ku shaqeynayeen cutubyo ka tirsan booliska oo loo yaqaano Central Reserve Force.

- Advertisement -

Waxa ay baraha bulshada soo dhigtay muuqaal muujinaya ciidamadeeda oo dabaaldegaya.

Kadib toban todobaad oo dagaal ah xaalada bini’aadantinimo ayaa kasii daraysa magaalada.

Waxaa sii kordhaya walaaca caalamiga ah ee laga qabo weerarrada salka ku haya qowmiyadaha ee ka dhacay gobolka Darfur ee galbeedka Suudaan

- Advertisement -

Maleeshiyada Carabta ee la shaqeysa RSF waxay beegsadeen qoysas aan Carab ahayn.

In ka badan boqol iyo konton kun oo qof ayaa ka qaxay Daarfuur oo aaday dalka jaarka ah ee Chad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts