HomeWararQaar kamid ah Ilaalada Madaxweyne Ruto oo galay Shil khasaaro dhaliyey

Qaar kamid ah Ilaalada Madaxweyne Ruto oo galay Shil khasaaro dhaliyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ugu yaraan laba ka mid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada Kenya ayaa ku dhaawacmay kaddib markii gaari ay la socdeen uu kula qalibmay waddo ku taalla degmada Naivasha ee gobolka Rift Valley. Baabuurkan ayaa ka mid ahaa kolonyada gaadiidka madaxweynaha oo Arbacadii dib ugu soo laabtay magaalada caasimadda ee Nairobi, ka dib markii madaxweyne William Ruto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan laba ka mid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada Kenya ayaa ku dhaawacmay kaddib markii gaari ay la socdeen uu kula qalibmay waddo ku taalla degmada Naivasha ee gobolka Rift Valley.

Baabuurkan ayaa ka mid ahaa kolonyada gaadiidka madaxweynaha oo Arbacadii dib ugu soo laabtay magaalada caasimadda ee Nairobi, ka dib markii madaxweyne William Ruto uu ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayay tartanka orodka gawaarida adduunka ee WRC Safari Rally.

- Advertisement -

Mr Ruto ayaa la sheegay in aanu saarneen baabuurka markii uu shilkaas dhacayay maadaama uu ku safray diyaarad kuwa qumaatig a ukaca ah.

Ma cadda waxa sababay shilkan. Goob joogayaal ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in darawalka uu isku dayay in uu ka leexdo waddo aad qaloocan.

Dadka dhaawaca ah ayaa loo qaaday isbitaal halkaasi ku yaalla, si halkaasi loogu dabiibo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts