HomeCaalamkaXabbad-joojin cusub oo mar kale looga dhawaaqay Dalka Suudaan

Xabbad-joojin cusub oo mar kale looga dhawaaqay Dalka Suudaan

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dhex-dhexaadiyaasha Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa xalay ku dhawaaqay inay Kooxaha ku dagaalamayo dalka Suudaan ay ku heshiiyeen Xabbad-Joojin cusub oo muddo 3 maalin ah. Heshiiska Xabbad-Joojin ee ay wada gaareen Ergooyinka ka kala socda Ciidanka Dowladda Suudaan ee SAF iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxa uu dhaqan galay Maanta oo Axad ah, abaarihii […]

- Advertisement -

Dhex-dhexaadiyaasha Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa xalay ku dhawaaqay inay Kooxaha ku dagaalamayo dalka Suudaan ay ku heshiiyeen Xabbad-Joojin cusub oo muddo 3 maalin ah.

Heshiiska Xabbad-Joojin ee ay wada gaareen Ergooyinka ka kala socda Ciidanka Dowladda Suudaan ee SAF iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxa uu dhaqan galay Maanta oo Axad ah, abaarihii 6:00 Aroornimo ee xilliga dalkaasi.

- Advertisement -

Xabbad-joojinta cusub oo ah 72 saacadood ayaa waxay socon doontaa ilaa bishan June 21-da.

Si kastaba, Xabbad-Joojin lagu dhawaaqay ayaa waxay ku soo beegantay, iyadoo bishan June 19-da la qaban doono Shirweynaha Deeq-bixiyayaasha Caalamiga, si looga hadlo Gargaar-gaarsiinta dadka ku dhibaataysan Dagaalka ka socda dalka Sudan.

Latest stories