HomeWararDeni oo kulan la qaatay Laamaha Amniga Puntland, kadib xilka qaadistii Wasiir...

Deni oo kulan la qaatay Laamaha Amniga Puntland, kadib xilka qaadistii Wasiir Galan

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal kulan deg deg ah kuila qaatay Hay’adaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland. Kulanka ayaa waxaa inta uu socday uu saabsanaa shaqo, iyadoo Madaxweyne Saciid Deni uu warbixino ka dhegaystay Golaha Garsoorka iyo Saraakiisha laamaha Amniga, waxayna uga […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal kulan deg deg ah kuila qaatay Hay’adaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland.

Kulanka ayaa waxaa inta uu socday uu saabsanaa shaqo, iyadoo Madaxweyne Saciid Deni uu warbixino ka dhegaystay Golaha Garsoorka iyo Saraakiisha laamaha Amniga, waxayna uga warbixiyeen howlaha amni ee deegaannada Maamulka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland ayaa saraakiisha ammaanka Maamulka ayaa faray inay sii laba jibaaran shaqooyinka lagu xaqiijinayo nabad-galyada, isla markaana loo baahan yahay in laga hortego wax kasta oo keeni kara amni darro dhacda.

Kulanka xalay ayaa yimid saacado ka dib markii Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu xilkii ka qaaday labo Wasiir oo uu ku jiray Wasiirkii amniga Puntland C/samad Gallan oo ka mid ahaa xubnaha ugu saameynta badnaa Maamulkiisa.

Latest stories