HomeCaalamkaAskar farabadan oo waxyeello kasoo gaartay Shil Diyaaradeed oo dhacay

Askar farabadan oo waxyeello kasoo gaartay Shil Diyaaradeed oo dhacay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliska dhexe ee Ciidanka Mareykanka ayaa waxay gelinkii dambe ee shalay oo Isniin ahayd sheegeen inay 22 Askari ku dhaawacmeen Shil diyaarad Helikobtar oo maalintii Axadda ee bishan June 11-dii ka dhacay Waqooyiga Bari ee dalka Syria. 10 ka mid ah Askarta uu dhaawacu soo gaaray ayaa la sheegay in lagu daaweynayo Xarun ku taalla […]

- Advertisement -

Taliska dhexe ee Ciidanka Mareykanka ayaa waxay gelinkii dambe ee shalay oo Isniin ahayd sheegeen inay 22 Askari ku dhaawacmeen Shil diyaarad Helikobtar oo maalintii Axadda ee bishan June 11-dii ka dhacay Waqooyiga Bari ee dalka Syria.

10 ka mid ah Askarta uu dhaawacu soo gaaray ayaa la sheegay in lagu daaweynayo Xarun ku taalla meel ka baxsan Mandiqada.

- Advertisement -

Taliska dhexe ee Milliteriga Maraykanka ayaa waxay sheegeen inay bilaabeen Baaritaanka Shilkaasi,  waxayna meesha ka saareen in diyaaradda Helikobtarka la toogtay ama ay ku dhaceen rasaas caadi ah.

Latest stories