HomeWararGuudlaawe oo xilka qaadis ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka G/Hiiraan

Guudlaawe oo xilka qaadis ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka G/Hiiraan

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiye ku-xigeenkii Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Axmed Cusmaan Cabdulle (Axmed Inji), isagoo magacaabay Guddoomiye ku-xigeen cusub.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Hiiraan loogu magacaabay inuu noqdo Aadan Xasan Odawaa (Aadan dheere) oo bedelaya mas’uuliyiin isaga ka horeeyay ee xilka laga qaaday

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday Guddoomiye ku-xigeenkii Dib u Heshiisiinta iyo Federaalka Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Maxamuud Maxamed (Dhoobeey) waxa uuna xilkaas u Magacaabay Nuur Cilmi Cabdulle.

Wareegtada xilka qaadista ayaa lagu caddeeyay in baahi loo qabo in la dardar-geliyo amniga Gobolka Hiiraan, taasina ay keentay in isbedel lagu sameeyay xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolkaaas ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Hoos ka Akhriso wareegtooyinka uu soo saaray Madaxweyne Guudlaawe

- Advertisement -

Latest stories