HomeWararSafaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan oo la bililiqaystay

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan oo la bililiqaystay

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Maleeshiyaad hubeysan ayaa maanta bililiqeystay gaadiidkii safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, sida uu xaqiijiyey safiirka Soomaaliya ee dalkaas Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, dalka Suudaan ayaa cagaha la galay dagaallo sokeeye iyo kala dambeyn la’aan.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa qoraal uu ka soo saaray arrintaan wuxuu ku yiri, “Waxaan cambaareynayaa falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu bililiqeystay Guriga aan ka deganaa magaalada Khartoum ee dalka Suudaan, lana qaatey gawaarigiidii Safaaradda Soomaaliyeed, falkaas wuxuushnimada ah waxaa sameeyey maaleeshiyaad hubeysan oo aan ixtiraameynin qawaaniinta caalamka iyo xurmadaha ay leeyihiin xarumaha Diplomasiyiinta.“

- Advertisement -

Dalka Suudaan ayaa waxaa ka taagan qala-laase siyaadeed, iyadoo taladii dalkaasi ay u muuqato mid faraha ka baxday, kadib dagaalada sokeeye ee ka taagan Suudan.

Latest stories