HomeWararElsisi iyo William Ruto oo ka wada hadlay deganaanshaha Qaarada Afrika

Elsisi iyo William Ruto oo ka wada hadlay deganaanshaha Qaarada Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynayaasha dalalka Masar, C/Fataax Elsisi iyo dhigiisa dalka Kenya,  William Ruto ayaa waxay kulan doceed ku yeesheen Shirkii Madaxda dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee  Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) oo lagu qabtay Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka. Afhayeenka Madaxtooyada Masar,  Ahmed Fahmy WADA ayaa waxa uu tilmaamay inay labada Madaxweyne ka wada hadleen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynayaasha dalalka Masar, C/Fataax Elsisi iyo dhigiisa dalka Kenya,  William Ruto ayaa waxay kulan doceed ku yeesheen Shirkii Madaxda dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee  Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) oo lagu qabtay Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka.

Afhayeenka Madaxtooyada Masar,  Ahmed Fahmy WADA ayaa waxa uu tilmaamay inay labada Madaxweyne ka wada hadleen Xoojinta Xiriirka labada dal,  gaar ahaan Ganacsiga iyo Maalgashiga Masaarida ee dalka Kenya.

- Advertisement -

Madaxweyne Elsisi waxa kale oo uu William Ruto u sheegay Xiriirka Taariikhiga ee labada Waddan iyo doorka muhiimka ee Kenya ka qaadanayso Xoojinta iyo Deganaanshaha Qaaradda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts