HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

5 shaqaale ah ayaa Maanta ku geeriyootay Qarax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada iyo waxyaabaha qarxa oo ku taalla Degmada ElmadaÄŸ oo 40 KM (25 miles) ka baxsan duleedka caasimadda dalka Turkiye ee Ankara. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Qaranka ee dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey inuu Qaraxaasi ka dhacay Shirkadda  MKE (Mechanical […]

- Advertisement -
- Advertisement -

5 shaqaale ah ayaa Maanta ku geeriyootay Qarax ka dhacay Wershad lagu farsameeyo Gantaalada iyo waxyaabaha qarxa oo ku taalla Degmada ElmadaÄŸ oo 40 KM (25 miles) ka baxsan duleedka caasimadda dalka Turkiye ee Ankara.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Qaranka ee dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey inuu Qaraxaasi ka dhacay Shirkadda  MKE (Mechanical and Chemical Industry Corporation) Rocket and Explosives Factory).

- Advertisement -

Qaraxa ayaa la sheegay inuu Dhismahaasi ka dhacay abaarihii 8:45 daqiiqo ee Maanta ee xilliga dalkaasi, waxayna u badan tahay inuu Qaraxaasi ka dhacay cillad dhanka Kiimikada, muddadii ay socotay soo-saarka Gantaalka, sida laga soo xigtay Guddoomiyaha Gobalka Ankara, Vasip Åžahin oo Suxufiyiinta la hadlay.

Dhanka kale, Madaxweyne Erdoğan ayaa waxa uu Wasiirka Difaaca Qaranka dalkaasi, Yaşar Güler ka dhegeystay Warbixinta hordhaca ee Shilkaasi, iyadoo uu Erdoğan u Tacsideeyey Qoysaska iyo Qaraabada ee dadkii naftooda ku waayey Qaraxaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts