HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Dad badan oo ku dhintay Qarax lala beegsaday Masaajid

Wararkii ugu danbeeyay Dad badan oo ku dhintay Qarax lala beegsaday Masaajid

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay gudaha Masjid ku yaalla magaalladda Faizabad ee Gobalka Badakhshan ee dalkaasi Afgaanistaan 16 qof ayaa ku geeriyootay,  halka ugu yaraan 60 qof ku dhaawacmeen, wuxuuna Qaraxu dhacay, xilli Salaatul Janaasah lagu tukanayey meydka ku-xigeenka Guddoomiyaha Gobalka Badakhshan,  oo lagu magacaabi jirey Mawlavi Nisar Ahmed Ahmedi. Ilaa hadda, ma jirto […]

- Advertisement -

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay gudaha Masjid ku yaalla magaalladda Faizabad ee Gobalka Badakhshan ee dalkaasi Afgaanistaan

16 qof ayaa ku geeriyootay,  halka ugu yaraan 60 qof ku dhaawacmeen, wuxuuna Qaraxu dhacay, xilli Salaatul Janaasah lagu tukanayey meydka ku-xigeenka Guddoomiyaha Gobalka Badakhshan,  oo lagu magacaabi jirey Mawlavi Nisar Ahmed Ahmedi.

- Advertisement -

Ilaa hadda, ma jirto koox sheegatay mas’uuliyada Qaraxa ka dhacay gudaha Masjidka ku yaalla magaalladda Faizabad. Talaadadii la soo dhaafay ayaa Mawlavi Nisar Ahmed Ahmedi waxaa lagu dilay qarax Gaari miinaysan oo lala beegsaday Gaarigii uu la socday.

Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyada Qaraxaasi ee lagu dilay Mawlavi Nisar Ahmed Ahmedi iyo Dareewalkiisa, halka 6 kalena ku dhaawacmeen.

Tan iyo markii ay Ururka Daalibaan la wareegeen Talada dalka Afgaanistaan bishii August ee sanadkii 2021-kii, waxay Kooxda Daacish khatar dhanka Amniga ku noqotay Deganaanshaha dalka Afgaanistaan.

Latest stories