HomeWararMaxkmadda G/Banaadirt  oo Xukun ku ridday Ajaanib  Soomaaliya si sharci darro ah...

Maxkmadda G/Banaadirt  oo Xukun ku ridday Ajaanib  Soomaaliya si sharci darro ah uga Kalluumaysanayay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Xukun ku ridday Ajaanib lasoo qabtay Xili ay Xeebaah Soomaaliya ka wadeen kaluumaysi sharci darro ah. Eedeysanayaashaan Ajaanibta ah ayaa waxaa tiradoodu ay gaaraysaa ilaa iyo 36 ruux,kuwaasi oo siyaabo kala duwan loo soo qabtay. Maxkamadda ayaa ku xukuntay inay bixiyaan midkiiba lacag 11 kun oo dollar oo ganaax ah, 30 […]

- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Xukun ku ridday Ajaanib lasoo qabtay Xili ay Xeebaah Soomaaliya ka wadeen kaluumaysi sharci darro ah.

Eedeysanayaashaan Ajaanibta ah ayaa waxaa tiradoodu ay gaaraysaa ilaa iyo 36 ruux,kuwaasi oo siyaabo kala duwan loo soo qabtay.

- Advertisement -

Maxkamadda ayaa ku xukuntay inay bixiyaan midkiiba lacag 11 kun oo dollar oo ganaax ah, 30 kun oo dollar oo magdhow kalluunkii ay Soomaaliya ka qaateen ah, doomahii iyo qalabkii kalluumeysi ee saarnaa iyo sidoo kale kalluuunkii lagu qabtay.

 

Latest stories