HomeWararMadaxa ATMIS oo booqday Askartii AL-Shabaab ku dhaawaceen weerarkii Buulo Mareer

Madaxa ATMIS oo booqday Askartii AL-Shabaab ku dhaawaceen weerarkii Buulo Mareer

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wakiilka gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire, Mohamed El-Amine Souef, oo ay weheliyaan Ku-simaha Safiirka Uganda ee Soomaaliya, Sarreeye Gaas (hg) Nathan Mugisha, iyo Taliyaha ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding aya ku booqday isbitaalka heerka labaad ee ATMIS ciidamadii dhowaan ku dhaawacmay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire, Mohamed El-Amine Souef, oo ay weheliyaan Ku-simaha Safiirka Uganda ee Soomaaliya, Sarreeye Gaas (hg) Nathan Mugisha, iyo Taliyaha ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding aya ku booqday isbitaalka heerka labaad ee ATMIS ciidamadii dhowaan ku dhaawacmay weerarkii Buulo Mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose.

“Xaaladooda ayaa soo hagaagaysa, niyadooduna aad ayay u wanaagsantahay. Waxaan fursadan uga faa’ideysaneynaa in aan umuujino dareenkeena iyo wadajirkeena, sidoo kalena aan uga tacsiyeyno dowladda iyo shacabka Yuganda askartii ku dhintay weerarkii usbuucii hore,” ayuu yiri Danjire Souef.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda soo kabasho ee askarta waxaa siiyay taliyaha Isbitaalka heerka labaad ee ATMIS Gaashaanle Dhexe Dr. Godfrey Ssemakula Ngobyad iyadoo dhaawacii u baahnaa daryeel gaar ah horay loogu qaaday isbitaallo dibadda ah.

Ku-simaha Safiirka Yuganda ee Soomaaliya, Sarreeye Gaas (hg) Nathan Mugisha, ayaa xusay in ciidamada Yuganda ay ka go’aantahay in ay fuliyaan waajibaadka hawlgalka ATMIS iyadoo todobaadkii hore la weeraray saldhigooda.

“Waxaan dejinay xaaladda, waxaana socda dib-u-eegidda iyadoo horayna loo sii socon doono sidii loo qorsheeyay. Dhacdadu nagama wiiqi doonto hadafkeena.

- Advertisement -

Waxaan sii wadi doonnaa geeddi-socodka xasilinta Soomaaliya, annagoo taageerayna Dowladda Federaalka, Ciidanka Xoogga Dalka, iyo shacabka si ay u helaan xasillooni, horumar dhaqaale, iyo isbeddel,” ayuu yiri Sarreeye Gaas (hg) Mugisha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts