HomeWararAl-Shabaab iyo Ciidanka Xoogga oo ku dagaalamaya Gobolka Galgaduud

Al-Shabaab iyo Ciidanka Xoogga oo ku dagaalamaya Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Faah faahinno dheeraad ah ayaaa kasoo baxaya dagaal khasaare dhaliyay oo Gobolka Galgaduud ku dhex-maray Ciidanka Xoogga dalka iyo dagaalaamayasha Al-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaaraya Gobolka galgaduud gaar ahaan Magaalada Masagawaaay, ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidanka Xoogga dalka iyo AL-Shabaab ay ku dagaalameen halakasi.

Dagaalka ayaa yimid  kadib markii dagaalamayaaasha AL-Shabaab ay weerar kusoo qaaden degaanka,waxaana sida la sheegay ka hortagay Ciidanka Dowladda, waxaana qarxay dagaal xooggan oo laabda dhinac u dhexeeyay.

Saraakiisha Ciidanka Dowladda Gobolkaasi aya sheegay inay markii horeba ka war-hayeen qorsha AL-Shabaab,taasi oo u sahashay inay ka hor-tagaan weerarkaasi qorsheysnaa, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Wali ma cadda Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi, waxaana adag in la ogaado xogta rasmiga ah, waxaana lasoo sheegayaa in wali dagaalku uu socdo, iyadoo degaanno hoos yimaado Masagawaa laga maqlayo jugta noocyada kala duwan ee hubka.

Dagaalamaayasha AL-Shabaab ayaa tiro dhowr jeer ah waxaa weeraro qorsheysan ay kusoo qaaadeen saldhigyo ay Ciidanka dowladda ku leeyihiin Gobolkaasi, waxaana horay ay ula wareegeen Goobo ay sidaan oo kale ugu soo qaadeen weeraro qorsheysan.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories