HomeWararSawirro: Laamaha Amniga oo Caawa Muqdisho ku qabtay Hub, Qaraxyo & saanad...

Sawirro: Laamaha Amniga oo Caawa Muqdisho ku qabtay Hub, Qaraxyo & saanad Ciidan 

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubka lagu soo qabtay howlgalka qorsheysan, iyadoo gacanta lagu dhigay gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin xubno […]

- Advertisement -

Howlgal qorsheysan oo ciidamada ammaanku ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayay ku soo qabteen Qaraxyo, Gaadiid iyo dadkii waday.

Ciidamada ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubka lagu soo qabtay howlgalka qorsheysan, iyadoo gacanta lagu dhigay gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin xubno ka tirsan Shabaabka.

- Advertisement -

Dhinaca kale Ciidanka amniga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka wada xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen hub kala duwan ay ku jiraan, qoryo, qaraxyo iyo rasaas badan.

Saraakiisha ciidanka howlgalka wada hoggaamineysa ayaa sidoo kale sheegeen in ciidamada qabteen dharka ciidanka dowladda nuucyo kala duwan iyo agabyo kale oo ciidamada isticmaalaan.

Hay’adaha Ammaanka ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan falalka la doonayay in la fuliyo, iyagoo dhawaan dekadda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo Al-Shabaab loo waday.

- Advertisement -

Latest stories