HomeCaalamkaHogaamiyaha mucaaradka Tunisia oo sanad xabsi ah la xukumay

Hogaamiyaha mucaaradka Tunisia oo sanad xabsi ah la xukumay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamad ku taal Tunisia ayaa ku xukuntay hogaamiyaha mucaaradka Rached Ghannouchi hal sano oo xabsi ah. Hogaamiyaha xisbiga Ennahda, oo aad u dhaliila madaxweyne Saciid Kaies, ayaa xabsiga ku jiray tan iyo bishii hore, ka dib markii lagu eedeeyay inuu maleegayay falal ka dhan ah amniga qaranka iyo kicin dadweyne. Mr Ghannouchi ayaa diiday eedeymahaas […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taal Tunisia ayaa ku xukuntay hogaamiyaha mucaaradka Rached Ghannouchi hal sano oo xabsi ah.

Hogaamiyaha xisbiga Ennahda, oo aad u dhaliila madaxweyne Saciid Kaies, ayaa xabsiga ku jiray tan iyo bishii hore, ka dib markii lagu eedeeyay inuu maleegayay falal ka dhan ah amniga qaranka iyo kicin dadweyne.

- Advertisement -

Mr Ghannouchi ayaa diiday eedeymahaas oo uu ku tilmaamay kuwa siyaasadeysan, isagoo diiday inuu horyimaado garsoorayaasha.

Isniintii, ayaa la xukumay isagoo maqan.

Latest stories