HomeWararCiidamo gudaha u galay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan

Ciidamo gudaha u galay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya boob la sheegay in loo gaystay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, waxaaana lasoo sheegayaa in Ciidamo aad u hubaysan ay gudaha u galeen Safaaradda.Ciidamada Milariga Suudaan ayaa sheegay in ciidamada Birmadka degdegga ah ay bililiqaysteen safaaradda Soomaalida ee Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalkaasi. Dhanka kalena Madaxa Golaha Milliteriga ee […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya boob la sheegay in loo gaystay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, waxaaana lasoo sheegayaa in Ciidamo aad u hubaysan ay gudaha u galeen Safaaradda.Ciidamada Milariga Suudaan ayaa sheegay in ciidamada Birmadka degdegga ah ay bililiqaysteen safaaradda Soomaalida ee Magaalada Khartoum ee Caasimadda dalkaasi.

Dhanka kalena Madaxa Golaha Milliteriga ee haya Talada dalka Sudan, Jeneral C/Fataax Al-Burhan ayaa soo saaray Awaamiir lagu xanibayo Lacagaha Mushaaraadka ee ay Ciiddanka u Tababaran sida Milliteriga ee (RSF)

- Advertisement -

Mushaar Joojintaasi waxaa kaloo qeyb ka ah Shirkadaha Xiriirka Shaqo la leh Ciiddanka Gurmadka Degdega ee RSF.

 

Latest stories