HomeWararIngiriiska oo heshiis ku kacaya 2.5M Dollar la saxiixday dalal ay ku...

Ingiriiska oo heshiis ku kacaya 2.5M Dollar la saxiixday dalal ay ku jirto Somalia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

UK oo Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya siisay $12.5m si loo la dagaalamo waxa loogu yeero Argagixisada UK ayaa heshiis la saxiixatay dowladaha Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya kaas oo looga gol leeyahay in wax looga qabto waxyaabaha keenay xasilooni darada gobolka. Isagoo la hadlayay BBC-da, wasiirka amniga UK Tom Tugendhat ayaa sheegay in heshiiska – oo […]

- Advertisement -

UK oo Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya siisay $12.5m si loo la dagaalamo waxa loogu yeero Argagixisada

UK ayaa heshiis la saxiixatay dowladaha Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya kaas oo looga gol leeyahay in wax looga qabto waxyaabaha keenay xasilooni darada gobolka.

- Advertisement -

Isagoo la hadlayay BBC-da, wasiirka amniga UK Tom Tugendhat ayaa sheegay in heshiiska – oo ku kacaya $12.5m (£9.9m) – uu ka taageeri doono saddexda waddan si ay ula yimaadaan siyaasado ku aaddan dagaalka ay ku Jiraan

Waa markii ugu horreysay oo mas’uuliyiin sare oo ka socda Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya ay aqbalaan taageerada caalamiga ah si wax looga qabto dhibaatada guud ee ka jirta xuduudahooda.

Mr Tugendhat ayaa sido kale aaminsan in Al-Shabaab ay deegaanadaa ku xeeran xuduudaaha ka sameeyaan falal amni darro, waa sida uu hadalka u dhigay.

Latest stories