HomeWararDadweyne caraysan oo la wareegay Xaruntii Maamulka Magaalada Boorama

Dadweyne caraysan oo la wareegay Xaruntii Maamulka Magaalada Boorama

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Bannaanbaxyo waa weyn ayaa saaka ka billawday Magaalada Boorama ee Caasimadda Gobolka Awdel ee Gobolada Waqooyi, waxaana la arkayaa dadweyn farabadan oo aad u caraysan. Waddooyinka waa weyn ee magaalada ayaa lagu arkayaa Boqolaal shacab ah, kuwaasi oo gubaya Taayeero sidoo kalena ku qaylinaya Erayo ka dhan ah Maamulka Gobolka. Wararkuw axaa ay sheegayaan in […]

- Advertisement -

Bannaanbaxyo waa weyn ayaa saaka ka billawday Magaalada Boorama ee Caasimadda Gobolka Awdel ee Gobolada Waqooyi, waxaana la arkayaa dadweyn farabadan oo aad u caraysan.

Waddooyinka waa weyn ee magaalada ayaa lagu arkayaa Boqolaal shacab ah, kuwaasi oo gubaya Taayeero sidoo kalena ku qaylinaya Erayo ka dhan ah Maamulka Gobolka.

- Advertisement -

Wararkuw axaa ay sheegayaan in Shacabku ay la wareegeen Xafiiska Guud ee Barasaabka Gobolka, waxaana xaaladdu ay hadda u muuqataa mid faraha ka baxday, iyadoo goobo hore leh oo ka tirsan Gobolkaasi ay banaanbaxyadu kusii fidayaan.

Dadka shacbka ah ayaa maamulka waxaa ay ka qabaan tabashooyin waa weyn,kuwaasi oo dhawaanahaan soo jiitamayay, waxaana arrintu ay cirka isku sii shareertay kadib markii Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka uu Lawyacado ku dilay Nin Taliye ahaa oo lagu magacaabi jiray Khadar Maxamed Caynaanshe.

Dadka ayaa ku baaqaya in toogashada lagu fuliyo Askariga,w axaana haatan la arkayaa dad weyne buux dhaafiyay waddooyinka waa weyn ee magaaladaasi.

- Advertisement -

Xaaladda Borama ayaa u muuqata middii Laascaanood, waxaana la arkayaa kacdoon shaacb oo la mid ah kan dhawaan ka billawday Magaalada Laascaano ee xarunta Gobolka Sool.

Latest stories