HomeWararWafdi ka socda dalka Suudaan oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Wafdi ka socda dalka Suudaan oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xamse Aadan Xaadoow ayaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay wafdi ka socda Dalka Suudaan oo uu hoggaaminayo wakiil ka socda wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan Daf Calah Xaji Cali,

Wakiilka ka socda Suudaan ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho waxa uu kulan la qaadan doonaa madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya,

Xaaladda Sudan ayaa isbedeshay markii ay xiisado dagaalo hubeysan ay ka qarxeen15-kii bishii April ee sanadkani kuwaasi oo u dhaxeeya Dowladda Militariga iyo kooxda RSF.

Dowladda Soomaliya ayaa bilowday daddaalo lagu soo samata bixinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi, waxaana magaalada Muqdisho kasoo degay dad farabadan oo Muwaadiniin Soomaali ah oo kasoo cararay Colaada Suudaan .

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories