HomeWararSaraakiisha Ciidanka Dowladda oo soo bandhigay Xubno ka tirsan AL-Shabaab

Saraakiisha Ciidanka Dowladda oo soo bandhigay Xubno ka tirsan AL-Shabaab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan aagga degmada Ceeldheer ayaa sheegay inay nolosha ku qabteen ugu yaraan 2 dagaalame oo AL-Shabaab ka tirsan, kadib dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceel-qaboobe oo hoos tagta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Xubnaha lasoo bandhigay ayaa Saraakiishu sheegeen in maanta lagu qabtay degaan lagu magacaabo Howdley oo dhaca inta […]

- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan aagga degmada Ceeldheer ayaa sheegay inay nolosha ku qabteen ugu yaraan 2 dagaalame oo AL-Shabaab ka tirsan, kadib dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceel-qaboobe oo hoos tagta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Xubnaha lasoo bandhigay ayaa Saraakiishu sheegeen in maanta lagu qabtay degaan lagu magacaabo Howdley oo dhaca inta u dhaxeysa Ceeldheer iyo Xarardheere, kuwaasi oo ka badbaaday howlgal xalay xilli dambe ka dhacay degaanadaasi.

- Advertisement -

Dagaalka Xalay ayaa yimid kadib markii sida la sheegay xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku dayeen in ay xeebaha gobolka Mudug kala soo degaan kiimikooyin halis badan oo laga sameeyo waxyaabaha qarxa.

Latest stories