HomeWararDagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo AL-Shabaab oo ka Qarxay Gobolka Hiiraan

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo AL-Shabaab oo ka Qarxay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceela-hele oo Koonfur bari kaga beegan magaalada Beledweyne xarunta Gobolka Hiiraan. Wararku waxaa ay sheegayaan markii dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin  ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka ku lahaayeen deegaankaasi. Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in ay maqlayeen Hubka dagaalka […]

- Advertisement -

Dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceela-hele oo Koonfur bari kaga beegan magaalada Beledweyne xarunta Gobolka Hiiraan.

Wararku waxaa ay sheegayaan markii dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin  ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka ku lahaayeen deegaankaasi.

- Advertisement -

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in ay maqlayeen Hubka dagaalka la isku adeegsanayo, waxaana si xooggan looga maqlayaa deegaanno ku dhow magaalada Beledweyne.

Dagaalka ka socda Ceela-hele khilaafka Maaliyadda ee maamulka ka dhaxjira iyo xiisad dagaaal beeleed oo ka taagan Galbeed degmada Matabaan ayaa durba dadka fasiraad kala duwan ka bixinayaan waxa intaasi oo dhacda ah wada kulmiyay.

 

Latest stories