HomeWararSoomaali ka Qaxday Colaadda Suudaan oo gaartay Dalka itoobiya

Soomaali ka Qaxday Colaadda Suudaan oo gaartay Dalka itoobiya

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Soomaali badan oo isaga Qaxday Colaadda Dalka Itoobiya ayaa gaartay Dalka Itoobiya,kuwaasi oo maray socdaal dhanka dhulka ah oo dhibaatooyin badan ay ku mareen. Boqolaal qof oo ka cararay Colaadda kasoo Cusboonatay dalakasi Suudaan ayaa gaaray dalka Itoobiya, waxaana wararku sheegayaan in dadkaasi aysan wax taageero ah ka helin Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Itoobiya. Dadka […]

- Advertisement -

Soomaali badan oo isaga Qaxday Colaadda Dalka Itoobiya ayaa gaartay Dalka Itoobiya,kuwaasi oo maray socdaal dhanka dhulka ah oo dhibaatooyin badan ay ku mareen.

Boqolaal qof oo ka cararay Colaadda kasoo Cusboonatay dalakasi Suudaan ayaa gaaray dalka Itoobiya, waxaana wararku sheegayaan in dadkaasi aysan wax taageero ah ka helin Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Itoobiya.

- Advertisement -

Dadka Qaxaya yaa isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada,waxaana ka mid ah haween iyo carruur, waxaana intii ay socdaalkooda ku jireen ay mareen safar dhinaca dhulka ah.

Dadkaasi ayaa noqonaya Soomaalidii u horresey ee ka qaxday colaadda Suudaan gaara dalka Itoobiya.

Colaadda Suudaan ayaa waxaa ay sababtay in dad abdan ay isaga qaxaan dalkaasi,waxaana intooda badan ay gaareen dalalka dariska ah.

- Advertisement -

 

Latest stories